'Dharaaraa Ina Soo Maray

'Dharaaraa Ina Soo Maray
Kategorier: Biografier
309 SEK
Mer Info!

‘Dharaaraa Ina Soo Maray’: Sooyaalkii iyo Sugantidii SNM, waa Buug Buuggii iyo taariikh, taariikhdeed. Waa SNM iyo hayaankeedii halgameed. Waa casharro hodan jirrabaad halganna soo maray oo daarran dhismaha iyo dhaqaajinta & dhaqanka xisbiyeed.