Magantii Colaadaha

Magantii Colaadaha
Kategorier: Litteratur
161 SEK
Mer Info!

MAGANTII COLAADAHA waa buug ku abtirsada bahda sheeko suugaanneeda ama curinta; balse, xambaarsan dhacdooyin iyo duruufo halgan. Buuggan iyo farriinta uu salka ku hayo waxaa lagu soo koobi karayaa laba qodob oo waa weyn: (a)Noloshii iyo sidii uu a…